Day: December 20, 2016
-
England
Tababare Jurgen Klopp oo TAARIIKH cusub u dhigay Liverpool
(Liverpool) 20 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xalay guul 1-0 ka gaartay naadiga ay ka wada dhisan…
Read More » -
Spain
Messi iyo walaalkii oo dayuurad gaar ah ku tagay dalka Argentina
(Argentina) 20 Dis 2016. Kaddib guushii ay Barcelona 4-1 ka gaartay kulankii Catalan Derbay, Lionel Messi ayaa dib ugu soo…
Read More » -
England
“Bayern Munich ayaa iga hor istaagtay inaan ku biiro Liverpool” – Xherdan Shaqiri
(Stoke) 20 Dis 2016 Xiddiga kooxda Stoke City ee Xherdan Shaqiri ayaa sheegay in kooxdiisii hore ee Bayern Munich ay ka hor…
Read More » -
Spain
Haddaad ogeyd inuu dhawaan ku guuleystay Ballon d’Or, markanna waxaa Cristiano Ronaldo loo magacaabay FIFA player of the year
(Spain) 20 Dis 2016. Horraantii bishan ayaa Cristiano Ronaldo markiisii afaraad loo caleemo saaray abaal marinta Ballon d’Or ee jariirada…
Read More » -
Spain
“Messi goor dhaw ayuu saxiixayaa heshiis cusub” – Josep Maria Bartomeu
(Barcelona) 20 Dis 2016 Madaxwaynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in Lionel Messi uu goor dhaw saxiixi doono heshiis…
Read More » -
Italy
Juventus oo magacowday xiddigaha ay kala hor tageyso AC Milan koobka Supercoppa
(Torino) 20 Dis 2016. Tababare Massimiliano Allegri ayaa magacaabay 24-ka xiddig ee uga qeyb qaadaneysa Supercoppa Italiana. Marwada duqda ah…
Read More » -
Italy
Duullimaadkii AC Milan oo dib u dhacay…(Goorma ayuu baxayaa?)
(Milano) 20 Dis 2016. Duulimmaadkii maanta ee AC Milan oo la kansalay iyadoo ay berito gaari doonaan Doha si ay…
Read More » -
England
David Luiz kuma eka kubbada cagta oo kaliya oo sidoo kale Indho Sarcaad-ka xariif ayuu ku yahay…(MUUQAAL+SAWIRRO)
(London) 20 Dis 2016. David Luiz ayaa kal ciyaareedkan dowr muhiim ah kaga ciyaaraya Chelsea oo hogaanka u heysa Premier…
Read More » -
Spain
Mundo Deportivo oo caro ka muujisay go’aankii ganaaxa looga qafiifiyay Real Madrid
(Barcelona) 20 Dis 2016 Wargayska reer Catalonia ee Mundo Deportivo ayaa caro ka muujiyay go’aankii maxkamada Sportiga aduunka ee CAS. FIFA…
Read More » -
England
Xiddigii hore ee Liverpool Jonjo Shelvey oo la ganaaxay 5-kulan iyo waliba lacago dhan…
(England) 20 Dis 2016. xiddiga qadka dhexe ee naadiga Newcastle United Jonjo Shelvey ayaa la ganaaxay 5-kulan iyo waliba lacago…
Read More »