Shanta ciyaaryahan ee gool caawinta ugu badan ka sameeyey shanta horyaal ee ugu waa wayn Yurub tan iyo xilli ciyaareedkii 2014/15

mcfc

(Yurub) 19 Dis 2016 – Xilli ciyaareedkii 2014/15 ilaa iyo hadda waxaa jira xiddigo badan oo gool caawin badan ka sameeyey horyaallada waa wayn ee qaaradda Yurub.

Xiddigaha gool caawinta ugu badan ka sameeyey shanta horyaal ee ugu waa wayn qaaradda Yurub tan iyo xilli ciyaareedkii 2014/15 waxaa hoggaaminaya laacibka Man City ee De Bruyne kaasoo 38 caawin sameeyey tan iyo xilli ciyaareedkii 2014/15 ilaa iyo hadda oo lagu jiro xilli ciyaareedka 2016-17.

Haddaba halkaan hoose ka eeg shanta ciyaaryahan ee xilli ciyaareedkii 2014-15 ilaa iyo hadda gool caawinta ugu badan ka sameeyey shanta horyaalka ee ugu waa wayn qaaradda Yurub iyo xiddig waliba inta caawin oo uu sameeyey tan iyo markaas:-

Kevin De Bruyne (38)

Lionel Messi (37)

Dimitri Payet (34)

Luis Suarez (34)

Angel Di Maria (33)

cz_vysoxgae_oko

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close