Alexis Sanchez oo ah xiddiga taariikhda saddexleey ka dhaliyey saddexda horyaal ee…

cz_uluvxeaavrpp

(London) 19 Dis 2016 – Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Alexis Sanchez ayey maanta ku beegan tahay dhalashadiisa waxaana uu noqday 28-sano jir.

Maanta oo kale 19 bishii December sanadkii 1988-kii ayuu dunida ku soo biiray, waxaana weeraryahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez uu ku dhashay halka la yiraahdo Tocopilla ee dalkiisa hooyo ee Chile.

Sanchez ayaa ah ciyaaryahanka taariikhda saddexleey ama hat-trick ka dhaliyey saddexda horyaal ee waa wayn Serie A, La Liga & Premier League.

Haddaba halkaan hoose ka eeg kulamadii saddexleeyda ka kala dhaliyey Sanchez, saddexda horyaal ee Serie A, La Liga iyo Premier League:-

d511d18fc6caf8a17639ed8ee6b582aa

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close