Day: December 19, 2016
-
England
RIKOODHADII laga diiwaan geliyey guushii soo daahday ee ay kooxda Liverpool ka gaartay Everton ee Premier League
(Liverpool) 20 Dis 2016 – Liverpool ayaa soo degtay kaalinta labaad ee kala sarreynta horyaalka Premier League, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Gareth Barry oo noqday xiddiga labaad ee ugu safashada badan taariikhda Premier League
(Liverpool) 20 Dis 2016 – Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Everton ayaa noqday laacibka labaad ee ugu safashada badan taariikhda…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Liverpool oo ku soo laabatay kaalinta labaad ee horyaalka, kaddib guul ay waqtigii dhimashada ka gaartay Everton… + SAWIRRO
(Liverpool) 20 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa dib ugu soo laabatay kaalinta labaad ee kala sarreynta horyaalka…
Read More » -
France
Antoine Griezmann oo ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa Faransiiska sanadka 2016
(Madrid) 20 Dis 2016 – Weeraryahanka kooxda kubadda cagta ee Atlético de Madrid iyo xulka qaranka Faransiiska ee Antoine Griezmann…
Read More » -
England
Kooxdii u baahan kaalinta koowaad ee Premier League sow Kanté ha qaadato maaha?!
(London) 19 Dis 2016 – Xiddiga kooxda Chelsea ee N’Golo Kanté ayaa muujiyey dadaalkiisa, waxaana kooxdii uu ku biiraaba ay…
Read More » -
Germany
Borussia Dortmund oo la aas-aasay maanta oo kale 107 sano ka hor… (Imise koob ayey ku guuleysatay tan iyo markaas?)
(Dortmund) 19 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Jarmalka ee Borussia Dortmund ayey maanta ku aaddan tahay xilligii la aas-aasay…
Read More » -
Horyaallada
Shanta ciyaaryahan ee gool caawinta ugu badan ka sameeyey shanta horyaal ee ugu waa wayn Yurub tan iyo xilli ciyaareedkii 2014/15
(Yurub) 19 Dis 2016 – Xilli ciyaareedkii 2014/15 ilaa iyo hadda waxaa jira xiddigo badan oo gool caawin badan ka…
Read More » -
Spain
Kumaa dhaliyey saddexleeyda ugu badan xiddigaha xafiiltama ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi?
(Madrid) 19 Dis 2016 – Cristiano Ronaldo ayaa isagoo labada gacmood ku sita koobka kooxaha Adduunka iyo abaal-marinta kubadda dahabka…
Read More » -
England
Juventus oo soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabto Alexis Sanchez
(Torino) 19 Dis 2016 Juventus ayaa markale ku soo laabatay xiisaha ay u qabtay weerar yahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez sida…
Read More » -
England
Alexis Sanchez oo ah xiddiga taariikhda saddexleey ka dhaliyey saddexda horyaal ee…
(London) 19 Dis 2016 – Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Alexis Sanchez ayey maanta ku beegan tahay dhalashadiisa waxaana uu…
Read More »