Day: December 18, 2016
-
England
RIKOODHADII laga diiwaan geliyey guushii soo laabashada ahayd oo ay Man City ka gaartay Arsenal
(Manchester) 18 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Man City ayaa ku degtay kaalinta labaad ee kala horreynta horyaalka Premier…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Man City oo gashay kaalinta labaad ee horyaalka, kaddib markii ay guul soo laabasho ka gaartay Arsenal oo ay soo dhowaysay… + SAWIRRO
(Manchester) 18 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Man City ayaa ku degtay kaalinta labaad ee kala horreynta horyaalka Premier…
Read More » -
Spain
James Rodriguez oo si cad u sheegay: Ma hubo inaan la sii joogayo Real Madrid”
(Madrid) 18 Dis 2016 Laacibka kooxda Real Madrid ee James Rodriguez ayaa banaanka soo dhigay carada uu ka qabo inaan la ciyaarsiin…
Read More » -
Spain
“Asxaabtayda la’aantood waxba ma heleen” – Cristiano Ronaldo
(Tokyo) 18 Dis 2016 Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay ku guulaysigii kooxdiisa ee koobka kooxaha aduunka, wuxuuna sheegay in isbuucaan uu…
Read More » -
Aasiya
RIKOODHADII laga diiwaan geliyey kulankii ay kooxda Real Madrid ku hanatay Koobka Kooxaha Adduunka… (Maxay ka dhignayd saddexleeydii Cristiano Ronaldo?)
(Japan) 18 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku guuleystay koobka kooxaha Adduunka, kaddib markii ay 4-2…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo ku guulaystay laacibkii ugu fiicnaa koobka kooxaha aduunka ee 2016
(Tokyo) 18 Dis 2016 Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal marinta laacibkii ugu fiicnaa koobka kooxaha aduunka ee sanadkaan 2016. Ronaldo…
Read More » -
Horyaallada
SERIE A: Kooxda Inter Milan oo guul ka soo gaartay Sassuolo oo ay booqatay… + SAWIRRO
(Sassuolo) 18 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa guul dirqi ah ka soo gaartay naadiga…
Read More » -
Aasiya
Kooxda Real Madrid oo ku guuleystay koobka kooxaha Adduunka, kaddib markii ay dardartay Kashima Antlers, xilli saddexleey uu saxiixay Cristiano Ronaldo… + SAWIRRO
(Japan) 18 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku guuleystay koobka kooxaha Adduunka, kaddib markii ay 4-2…
Read More » -
England
Guardiola oo amaanay Alexis Sanchez ka hor kulanka Arsenal
(Manchester) 18 Dis 2016 Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa amaanay weerar yahanka kooxda Arsenal ee Alexis Sanchez. Guardiola ayaa…
Read More » -
Spain
Luis Enrique oo fariin muuqata u diray maamulka Barcelona ka hor kulanka caawa
(Barcelona) 18 Dis 2016 Tababaraha kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaa fariin muuqata u diray maamulka kooxdiisa ka hor kulanka caawa. Mundo…
Read More »