SAWIRRO: Xiddigaha Arsenal oo jawi ceyriyaamo ah tababar ku sameynaya ka hor kulankooda berrito ee Man City

(London) 17 Dis 2016 – Alexis Sanchez, Mesut Ozil iyo xiddigaha kale ee ay ka wada tirsan yihiin kooxda Arsenal ayaa tababar ay isugu diyaarinayaan kulanka berrito ee Premier League ku samaynaya jawi ceyriyaamo ah.

Kooxda Arsenal ayaa kulan ka tirsan horyaalka Premier League waxa ay berrito oo Axad ah ku wajahaysaa  Manchester City garoonka Etihad.

Tababare Arsene Wenger kooxdiisa ayaana sawirro laga soo qaaday iyagoo tababar ku samaynayaa xaruntooda tababarka ee London Colney, halkaasoo ay ka jirto ceyriyaamo xoog leh.

Arsenal ayaa diiradda ku haysa inay ka soo kabato guuldarradii Premier League ee ka soo gaartay Talaadadii kooxda Everton.

SAWIRRO:

01

1

2

3

4

5

6

7

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close