HOR DHAC: Milan Vs. Atalanta

(Milan) 17 Dis 2016. Milan waxa ay qaabili doonto doontaa Atalanta.
Iyada oo laga soo badiyey kulankii ugu dambeeyey, Milan waxa ay dooneysaa in ay dib ugu soo noqoto dhabaha guulaha.
Maxaa Milan ka cusub?
– Gianluca Lapadula waxa uu u muuqday mid boox joogta ah ka helay safka Milan, balse bandhigiisii liitay ee uu kala hor yimi Roma ayaa keeni karta in lagu bado Carlos Bacca
-Bacca bisha Janaayo ayaa la qabaa in uu ka tagayo Milan
RAAD RAAC:
-AC Milan 5 ka mida 6dii kulan ee ugu dambeeysay Serie A-ga wey badisay
SAFAFKA LA FILI KARO
Madasha: San Siro
Goorta: 8pM
Siiri wadaha: Davide Massa
Gool FM.