HOR DHAC: Crystal Palace Vs. Chelsea

crystal-palace-vs-chelsea-epl-match-preview-and-prediction-17th-december-2016

(London) 17 Dis 2016. Blues waxa ay galeysaa marxaladiihii ugu adkaa ee horyaalka maadama ay soo dhahday Boxing Day.

Waxa ay booqan doontaa Crystal Palace xilli ay isha ku hayso badinta kulankii 11-aad oo xiriir ah.

Maxaa Chelsea ka cusub?

-Oscar waxa uu dheeli karaa kulankiisii ugu dambeeyey maadama uu qarka u saran yahay ku biiridda horyaalka China

-Eden Hazard wuu la tababbartay kooxda kaddib markii uu seegay kulankii Sunderland

-Matic keydka ayuu u dhacay ciyaartii u dambeeysay waana la arki doonaa in uu soo laabto kaddib bandhigii wacnaa ee Fabregas

RAAD RAAC

-Chelsea 10kii kulan ee Premier League-ga u dambeeysay wey badisay

-Chelsea 8 kulan oo ka mida 10kii u dambeeysay shabaqa ayey ilaashatay

-Crystal Palace 9 ka mida 10kii kulan eeu dambeeyey Premier League-ga ma aysan badin

SAFAFKA LA FILI KARO

 sss

Madasha:  Selhurst Park

Goorta: 3:30pM

Siiri wadaha: John Moss

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close