Chelsea oo ka jabin karta Arsenal rikoorkan

costa

(London) 16 Dis 2016. Halyeyga Arsenal Keown ayaa qaba in Chelsea ay gaari karto rikoorkii Gunners ee ahaa 14-ka guul ee xiriirka ah.

Dhinaca Antonio Conte waxa ay hada badiyeen 10 kulan oo xiriir ah. Taasi waxa ay ku sii dhaweysay rikoorkii Arsenal ee 2002.

Si ay u jabiyaan, waxa ay ku qasban yihiin in ay badiyaan shanta kulan ee ku soo foolka leh –  Martin Keown wuu aaminsan yahay in ay dhici karto.

‘Arsenal 14 xiriir ah ayey sameysay waxaana qabaa in Chelsea jabin karto,’ ayuu u sheegay Daily Mail.

Kulanka ugu soo horreeya Blues waxa ay booqan doontaa Crystal Palace.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close