Day: December 16, 2016
-
Italy
Carlos Bacca oo soo noqday & Mati Fernandez oo maqan (Arag laacibiinta ay Milan u magacowday kulanka Atalanta)
(Milano) 16 Dis 2016 – AC Milan ayaa dib usoo dhowaynaysa qannaaska Carlos Bacca kulanka ay habeen dambe ku wajahayaan…
Read More » -
Italy
”Ka cabsan mayno kooxda Real Madrid” – Pepe Reina
(Napoli) 16 Dis 2016 – Pepe Reina oo ah qabtaha kooxda SSC Napoli ayaa sheegay inay wajahi doonaan Real Madrid…
Read More » -
Italy
”Juventus ulama ciyaari doonno inaan bareejo la galno” – Luciano Spalletti
(Roma) 16 Dis 2016 – Luciano Spalletti ayaa ka digay in ay Roma “guuldarraysan doonto” haddii ay Juventus u aadaan…
Read More » -
Spain
Neymar: Messi ayaa badbaadiyey waayahayga Barcelona
(Catalonia) 16 Dis 2016. Neymar waxa uu sheegay in Lionel Messi uu door weyn ka ciyaaray la qabsigiisa guuleystay ee nolosha…
Read More » -
Wararka
Alaba: Carruurnimadeydii waxaan jeclaan jiray Arsenal
(Munich0 16 Dis 2016. Xiddiga Bayern Munich David Alaba waxa uu sheegay in uu koray isaga oo taageeraya Arsenal oo ay…
Read More » -
Wararka
Wenger oo xaqiijiyey soo laabashada Welbeck
(London) 16 Dis 2016. Danny Welbeck ayaa dhawaan dib ugu soo laaban doona tababbarka Arsenal. Dhaliyahan Gunners uga soo biiray Manchester…
Read More » -
Uncategorized1
Chelsea oo ka jabin karta Arsenal rikoorkan
(London) 16 Dis 2016. Halyeyga Arsenal Keown ayaa qaba in Chelsea ay gaari karto rikoorkii Gunners ee ahaa 14-ka guul ee…
Read More » -
England
Hazard oo xoojiyey fursadaha Chelsea ee kulanka Palace
(London0 16 Dis 2016. Eden Hazard waxaa lagu arkay tababbarka Chelsea kahor kulanka ay ka leeyihiin Crystal Palace. Weeraryahanka Blues ee…
Read More » -
Spain
Yuu Neymar ka xulan lahaa Real Madrid?
(Barcelona) 16 Dis 2016. Neymar ayaa sheegay in mid ka mida xiddigaha ay Barcelona ka wada tirsan yihiin ku badasheen Cristiano…
Read More » -
England
Oscar oo lagu wado inuu noqdo laacibka saddexaad ee ugu mushaarka badan kubbada cagta adduunka xitaa wuxuu ka sara marayaa Lionel Messi
(London) 16 Dis 2016. Oscar ayaa lagu wadaa inuu noqdo laacibka saddexaad ee ugu mushaarka badan kubbada cagta adduunka haddii…
Read More »