Xilliyada la dheelayo wareegga 16-ka iyo rubuc-dhamaadka Coppa Italia oo wax laga bedeley!

(Roma) 15 Dis 2016 – Waxaa la xaqiijiyay maalmaha la ciyaari doono wareegga bug-baxda Coppa Italia ama 16-aad iyo rubuc-dhamaadka, kulamadaas oo ay ku jiraan Milan-Torino, Juventus-Atalanta, Roma-Sampdoria iyo Inter-Bologna.

Hay’adda Lega Serie A ayaa isbedelladan u sameeysay si loo waafajiyo isbedello ku dhacay ciyaaraha heerka 1-aad ama horyaalka, waqtiyaduna waa wada GMT.

Coppa Italia

Wareegga 16

Napoli-Spezia (Jan 10, 20.00)

Fiorentina-Chievo (Jan 11, 16.30)

Juventus-Atalanta (Jan 11, 19.45)

Milan-Torino (Jan 12, 20.00)

Inter-Bologna (Jan 17, 20.00)

Sassuolo-Cesena (Jan 18, 16.30)

Lazio-Genoa (Jan 18, 20.00)

Roma-Sampdoria (Jan 19. 20.00)

Rubuc-dhamaad

Napoli/Spezia v Fiorentina/Chievo (Jan 24, 19.45)

Juventus/Atalanta v Milan/Torino (Jan 25, 19.45)

Inter/Bologna v Lazio/Genoa (Jan 31, 19.45)

Roma/Sampdoria v Sassuolo/Cesena (Feb 1, 19.45)

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close