Goorta la ciyaarayo horyaalka Talyaaniga oo wax laga bedeley! (Kulanka Juve-Milan oo ku jira)

(Roma) 15 Dis 2016 – Waxaa isbedello lagu sameeyay kulamada Serie A-da Talyaaniga ilaa iyo 19-ka Febraayo, kulamadaas oo ay ku jiraan Milan iyo Juventus oo dib loogu dhigay kulanka Super Cup-ka dartii.

Hay’adda Lega Serie A ayaa ugu dambayn wax ka bedeshey shin-tiriska horyaalka, iyadoo xisaabtaku daraysa kulamada Champions League, Europa League iyo Coppa Italia.

Juventus iyo AC Milan ayaa isku wajahaya magaalada Doha oo ay ku dheelayaan Italian Super Cup 23-ka bishan Diseembar, sidaa darteed kulankooda Serie A ee bartamaha todobaadka waxaa loo riixay Arboco 8-da Febraayo.

*Kulamada todobaadka 22-aad ee Cagliari-Bologna iyo Fiorentina-Genoa waxaa kaliya lasoo hormarinayaa haddii middood Bologna ama Genoa ay usoo baxaan rubuc-dhamaadka Coppa Italia.

Arag dhamaad kulamada waqtigooda la bedeley:

Week 18

Wed Feb 8

Crotone-Juventus (17.00)

Bologna-Milan (19.45)

Week 19

Sat Jan 7

Empoli-Palermo (17.00)

Napoli-Sampdoria (19.45)

Sun Jan 8

Udinese-Inter (11.30)

Milan-Cagliari (17.00)

Juventus-Bologna (19.45)

Week 20

Sat Jan 14

Crotone-Bologna (17.00)

Inter-Chievo (19.45)

Sun Jan 15

Cagliari-Genoa (11.30)

Fiorentina-Juventus (19.45)

Mon Jan 16

Torino-Milan (19.45)

Week 21

Sat Jan 21

Chievo-Fiorentina (17.00)

Milan-Napoli (19.45)

Juventus-Lazio (11.30)

Atalanta-Sampdoria (17.00)

Roma-Cagliari (19.45)

Week 22

Sat Jan 28

Cagliari-Bologna (14.00)*

Fiorentina-Genoa (14.00)*

Lazio-Chievo (17.00)

Inter-Pescara (19.45)

Sun Jan 29

Torino-Atalanta (11.30)

Napoli-Palermo (19.45)

Week 23

Sat Feb 4

Bologna-Napoli (19.45)

Sun Feb 5

Milan-Sampdoria (11.30)

Juventus-Inter (19.45)

Tue Feb 7

Roma-Fiorentina (19.45)

Week 24

Fri Feb 10

Napoli-Genoa (19.45)

Sat Feb 11

Fiorentina-Udinese (19.45)

Sun Feb 12

Crotone-Roma (11.30)

Sampdoria-Bologna (17.00)

Cagliari-Juventus (19.45)

Mon Feb 13

Lazio-Milan (19.45)

Week 25

Fri Feb 17

Juventus-Palermo (19.45)

Sat Feb 18

Atalanta-Crotone (17.00)

Empoli-Lazio (19.45)

Sun Feb 19

Bologna-Inter (11.30)

Roma-Torino (17.00)

Milan-Fiorentina (19.45)

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close