Day: December 15, 2016
-
Wararka
TOOS u daawo: Genoa vs Fiorentina – LIVE + Shaxda sugan (Ciyaar roob horay ugu joogsatey)
Genoa: Perin; Izzo, Burdisso, Munoz; Lazovic, Cofie, Veloso, Laxalt; Rigoni, Ninkovic; Simeone Genoa bench: Lamanna, Zima, Edenilson, Gentiletti, Pandev, Ntcham,…
Read More » -
Italy
Taageerayaasha Roma oo helaya war farxad leh ka hor kulanka Juventus
(Roma) 15 Dis 2016 Weerar yahanka kooxda Roma ee Mohamed Salah ayaa maanta si dabiici ah uga qayb qaatay tababarka buuxa ee…
Read More » -
Italy
Goorta la ciyaarayo horyaalka Talyaaniga oo wax laga bedeley! (Kulanka Juve-Milan oo ku jira)
(Roma) 15 Dis 2016 – Waxaa isbedello lagu sameeyay kulamada Serie A-da Talyaaniga ilaa iyo 19-ka Febraayo, kulamadaas oo ay…
Read More » -
England
Ilkay Gundogan oo laga cabsi qabo inuu maqnaado inta ka harsan xiliciyaareed kan
(Manchester) 15 Dis 2016 Kooxda Manchester City ayaa helaysa war aysan ku farxin kadib markii la shaaciyay suurogalnimada uu Ilkay Gundogan garoomada…
Read More » -
Italy
Xilliyada la dheelayo wareegga 16-ka iyo rubuc-dhamaadka Coppa Italia oo wax laga bedeley!
(Roma) 15 Dis 2016 – Waxaa la xaqiijiyay maalmaha la ciyaari doono wareegga bug-baxda Coppa Italia ama 16-aad iyo rubuc-dhamaadka,…
Read More » -
Spain
RASMI: Luis Suarez oo heshiis waqti dheer ah u saxiixay Barcelona
(Barcelona) 15 Dis 2016 Kooxda Barcelona ayaa shaacisay inay heshiis cusub ka saxiixday weerar yahankeeda reer Uruguay ee Luis Suarez. Suarez…
Read More » -
Spain
Neymar oo ka hadlay abaalka uu Messi u galay isagoo sidoo kale sheegay xiddiga uu ka soo qaadan lahaa Real Madrid si uu ugu soo biiriyo Barcelona
(Catalonia) 15 Dis 2016. Mar uu wareysi siinayay CNN, Neymar ayaa ka hadlay laacibka uu ka soo qaadan lahaa Real…
Read More » -
Aasiya
Maxay ka dhignayd guushii Real Madrid ay maanta ka gaartay kooxda Club America iyo goolkii Cristiano Ronaldo?
(Japan) 15 Dis 2016 – Real Madrid ayaa iska xaadirisay Final-ka koobka kooxaha adduunka kaddib markii ay maanta 2-0 ku…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mourinho qaladaadka Marcos Rojo?
(Manchester) 15 Dis 2016 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa difaacay laacibkiisa Marcos Rojo kadib eedeyntii uu kala kulmay tababare…
Read More » -
Spain
SAWIRRO: Real Madrid oo iska xaadirisay FINAL ka Club World Cup
(Japan) 15 Dis 2016. Real Madrid ayaa u soo gudubtay Final-ka koobka kooxaha adduunka kaddib markii ay 2-0 ku martay kooxda Club…
Read More »