Mourinho oo badalay aragtidii uu ka qabay Rojo

147n88tlnzv7j1n0ir8bi96kda

(Manchester) 14 Dis 2016. Tababbaraha Manchester United Jose Mourinho ma daneenayo in uu iibiyo Marcos Rojo bisha Janaayo, sidaas waxaa laga sooxianayaa.  Daily Record.

Maamulaha reer Portugal waxaa la fahansanaa in uu u furnaa aragtida ah fasixida daafaca Argentina bilow xilli ciyaareedkan maadama uu ka door bidi jiray kuwa kale.

Hase yeshee, Rojo kulamadii dambe waxa uu iska iibiyey Mourinho isaga oo bandhigyo wanaagsan la yimi intii ay maqnaayeen Chris Smalling iyo Eric Bailly.

United iminka waxa ay u muuqataa mid haysan doonta ciyaaryahankan uu keenay Louis Van Gaal xiisana ka helayo horyaalka China.

marcos-rojo-chile-v-argentina-eliminatorias-2018-wc-qualifying-24032016_hnhxprb7zk7v1wkav6nzwzzpo

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close