BABY MILAN: Kooxda AC Milan oo rikoodh dhanka da’da ah u dhigtay Serie A-da

(Roma) 14 Dis 2016 – Kooxda AC Milan ayaa haatan kaalinta 3-aad uga jirta horyaalka Talyaaniga tiiyoo ay sanadkan lasoo shir tagtay dhallinyaro da’yar iyadoo ah kooxda ugu da’da yar horyaalka Talyaaniga.

Tusaale ahaan, kulankii ay Isniintii la ciyaartay kooxda Roma oo 1-0 looga badiyay ayay soo bandhigtay ciyaar ay ka muuqatey dhiirranaan, waloow ay garoonka kusoo gashay ciyaartooy ay celceliska da’doodu tahay 23 sano iyo 343 maalmood.

Warsidaha Gazzetta dello Sport, ayaa qoraya inay taasi tahay rikoodh ku cusub horyaalka Serie A-da Talyaaniga.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close