XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka xiddig ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 13 Dis 2016 – Waxaa la ciyaaray todobaadkii 16-aad ee horyaalka Talyaaniga kaasoo kulankii ugu dambeeyay uu ahaa midkii xalay Milan lagu legdey kaddib markii ay Roma 1-0 kaga badisay.

Haddaba todobaadkan oo kulanka kale ee ku jirey uu ahaa kulankii Derby della Mole ama derby-ga Torino oo ay Juve markale ku awood sheegatay ayuu Dave Taylor soo xulay saf uu u arko midkii todobaadkan ugu wanaagsan Serie A-da ee hoos ka eeg.

Christian Puggioni [Sampdoria]

Joao Miranda [Inter]

Gianmarco Ferrari [Crotone]

Danilo [Udinese]

Marcelo Brozovic [Inter]

Seko Fofana [Udinese]

Felipe Anderson [Lazio]

Piotr Zielinski [Napoli]

Dries Mertens [Napoli]

Nikola Kalinic [Fiorentina]

Gonzalo Higuain [Juventus]

Xarfaanta xusidda mudan: Orestis Karnezis [Udinese], Marek Hamsik [Napoli], Elsed Hysaj [Napoli], Miralem Pjanic [Juventus], Radja Nainggolan [Roma], Wojciech Szczesny [Roma], Kostas Manolas [Roma]

ser

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close