”Ujeedkeennu waa inaan Inter Milan ka dhignaa kooxda ugu wanaagsan adduunka” – Zhang

(Milano) 13 Dis 2016 – Wakiilka Suning Group ee Steven Zhang ayaa hoosta ka xarriiqay “in ujeedkoodu uu kaliya yahay sidii ay Inter Milan uga dhigi lahaayeen kooxda ugu wanaagsan dunida” isagoo yiri: ”Waan ballan qaadayaa inaannu taariikh wada dhigi doonno.”

Naadiga ayaa waxaa haatan milkiyaddiisa aqlabiga ah iska leh sharikadda Chinese-ka ah ee Suning Group, oo ah kooxda sidoo kale iska leh kooxda Jiangsu Suning.

Zhang, oo ah wiilka uu dhalay guddoomiyaha oo xalay ka hadlayay xaflad casho sharaf ahayd oo ay qabsatay Nerazzurri ayaa yiri:

“We always say that we are brothers of the world and I think that by coming together, we represent all the people in the world who support and help Inter.

“Inter hadda sidii hore way ka duwan tahay, maxaa wacay Suning waa mid ka mid ah sharikaadka ugu waawayn dunida, haba ku darin inay leedahay sharikadda warbaahineed ee ugu wayn Shiinaha” ayuu yiri Zhang.

“Yoolkeenna qura waa inaynu Inter maalgelinno si aan uga dhigno kooxda ugu wanaagsan caalamka. Waan hubaa inaannu mustaqbalka taariikh wada qori doonno; waqti unbaase naga xiga.” ayuu daba dhigay.

Erick Thohir (2nd L), President of Inter Milan and Zhang Jindong (3rd L), chairman of the Suning Holdings Group attend a press conference for Suning's Acquisition of Inter Milan in Nanjing, east China's Jiangsu province on June 6, 2016.   A Chinese billionaire with connections to President Xi Jinping announced a swoop for a majority stake in Italy's Inter Milan on June 6, the most prestigious football club acquired so far by Chinese investors. Zhang Jindong's Suning retail giant will pay 306 million USD for about 70 percent of the three-time European champions, a landmark move for one of the sport's most famous clubs. / AFP PHOTO / STR
Erick Thohir (2nd L), President of Inter Milan and Zhang Jindong (3rd L), chairman of the Suning Holdings Group attend a press conference for Suning’s Acquisition of Inter Milan in Nanjing, east China’s Jiangsu province on June 6, 2016.
A Chinese billionaire with connections to President Xi Jinping announced a swoop for a majority stake in Italy’s Inter Milan on June 6, the most prestigious football club acquired so far by Chinese investors. Zhang Jindong’s Suning retail giant will pay 306 million USD for about 70 percent of the three-time European champions, a landmark move for one of the sport’s most famous clubs. / AFP PHOTO / STR

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close