KASHIFAAD: Cristiano Ronaldo oo caawa hanan doona Kubadda Dahabiga ah ee Ballon D’or 2016 (Sabab?)

(Paris) 12 Dis 2016 – Cristiano Ronaldo ayaa ah ninka hantay Kubadda Dahabiga ah ee Ballone D’oro 2016, waxaa kaliya maqan in la rasmiyeeyo, taasoo iman doonta marka ay saacadda maxalliga ihi tahay 20:00, taasoo uu ku dhawaaqi doono France Football, oo dib ula soo laabtay bixinta abaalmarintan.

Fuqa sare ee majaladda warsidahan cadadkiisa Talaadada soo bixi doona oo si xatooyo ah loo helay ayaa waxaa ku qoran sawirka laacibkan Portuguese iyadoo uu raacsan yahay cinwaan u akhrismaya: “Waan soo laabtay.”

Waxaana kaalinta 2-aad gelaya Leo Messi, halka uu 3-aad ku jiro Antoine Griezmann oo markale guuldarro kala kulmaya Ronaldo oo sidoo kale haysta sabab uu u hanto billaddan maaddaama uu 2016 wada qaaday Champions League oo uu Real Madrid u gacan geliyay iyo Koobka Qaramada Yurub ee European Championships oo la hantay Portugal.

Labada abaal marin ayaa sanadkan mar kale lakala qaaday iyo uu FF u gacan banaanaan doono Ballon d’Or, halka FIFA ay bisha soo aaddan ee Jannaayo ay bixin doonto abaalmarinya Xiddigga Sanadka ee adduunka.
Laacibiintii abaalmarintan horay u hantay:

FIFA Ballon d’Or
2015 Lionel Messi
2014 Cristiano Ronaldo
2013 Cristiano Ronaldo
2012 Lionel Messi
2011 Lionel Messi
2010 Lionel Messi

Golden Ball
2009 Lionel Messi
2008 Cristiano Ronaldo
2007 Kaka
2006 Fabio Cannavaro
2005 Ronaldinho
2004 Andriy Shevchenko
2003 Pavel Nedved
2002 Ronaldo
2001 Michael Owen
2000 Luis Figo
1999 Rivaldo
1998 Zinedine Zidane
1997 Ronaldo
1996 Matthias Sammer
1995 George Weah
1994 Hristo Stoichkov
1993 Roberto Baggio
1992 Marco Van Basten
1991 Jean-Pierre Papin
1990 Lothar Matthäus
1989 Marco Van Basten
1988 Marco Van Basten
1987 Ruud Gullit
1986 Igor Belanov
1985 Michel Platini
1984 Michel Platini
1983 Michel Platini
1982 Paolo Rossi
1981 Karl-Heinz Rummenigge
1980 Karl-Heinz Rummenigge
1979 Kevin Keegan
1978 Kevin Keegan
1977 Allan Simonsen
1976 Franz Beckenbauer
1975 Oleg Blokhin
1974 Johan Cruijff
1973 Johan Cruijff
1972 Franz Beckenbauer
1971 Johan Cruijff
1970 Gerd Müller
1969 Gianni Rivera
1968 George Best
1967 Florian Albert
1966 Bobby Charlton
1965 Eusebio
1964 Denis Law
1963 Lev Yashin
1962 Josef Masopust
1961 Omar Sivori
1960 Luis Suarez
1959 Alfredo Di Stefano
1958 Raymond Kopa
1957 Alfredo Di Stefano
1956 Stanley Matthews

b

 

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close