HOR DHAC: Roma Vs. AC Milan

roma-vs-ac-milano-match-preview-and-prediction-italian-serie-a-12th-december-2016

(Rome) 12 Dis 2016. Roma iyo Milan ayaa caawa isku fara saari doona magaalada caasimadda ah ee Italia, Rome.

Kulankan oo loogu magacdaray kii ‘Kaalinta labaad’ ayaa keeni karain midkood ay booska labaad yeelato maadama ay iminka isku dhibco yihiin.

WARARKA LABADA NAADI

-Labadii kulan ee ganaaxa oo laga laalay Kevin Strootman waana u diyaar ka qeyb galka is aragan

– Juraj Kucka diyaar uma aha tababbare Vincenzo Montella

– Giacomo Bonaventura waxaa la filayaa in uu diyaar ahaado

– Gianluca Lapadula ayaa ugu cad cad duullaanka marka laga yimaado in Carlos Bacca la heli karo, Colombian-ka wuu ka sii socdaa Milan

RAAD RAAC:

-Roma wey badisay 10kii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga oo ay gurigeeda ku dheeshay

-Roma guul darro kalama kulmin Milan 11 ka mida 12kii kulan ee ugu dambeeyey ee ay ku qaabishay bugcadeeda

-Milan 11 ka mida 12kii kulan ee ugu dambeeyey dhineceeda dhulka lama dhigin

SAFAFKA LA FILI KARO

capture

Madasha: Olimpico (Rome).

Goorta: 11pM [Caawa shan saac]

Siiri wadaha:  Paolo Silvio Mazzoleni

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close