Day: December 11, 2016
-
Bannaanka Garoonka
Kooxda Chelsea oo mutaysan karta ganaax dhibco looga jaranayo + Sawirro
(London) 12 Dis 2016 – Kooxda Chelsea ayaa wajahaysa suurta galnimo ay ku mutaysan karto in dhibaha horyaalka qaar laga…
Read More » -
England
EPL: Kooxaha Liverpool iyo West Ham United oo isku garab dhacay kulan ka tirsan horyaalka… + SAWIRRO
(Liverpool) 11 Dis 2016 – Kooxda Liverpool ayaa guul ka gaari waysay West Ham United oo ay ku soo dhowaysay…
Read More » -
England
Gonzalo Higuain oo ka hadlay guushii kooxdiisu ay ka gaartay Torino
(Torino) 11 Dis 2016 Gooldhaliyaha kooxda Juventus ee Gonzalo Higuain ayaa ka hadlay guushii caawa kooxdiisu ay ka gaartay dariskooda Torino. Weerar…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Inter Milan vs Genoa 2-0 (Inter oo Genoa laba ku jiiddey)
Inter: Handanovic; D’Ambrosio, Miranda, Murillo; Candreva, Joao Mario, Brozovic, Nagatomo; Palacio, Icardi, Eder Kaydka Inter: Carrizo, Andreolli, Melo, Kondogbia, Jovetic,…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Mourinho dhaawicii soo gaaray Henrikh Mkhitaryan?
(Manchester) 11 Dis 2016 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay dhaawicii halista ahaa ee soo gaaray laacibkiisa Henrikh…
Read More » -
England
Conte oo sharaxaad ka bixiyay sababtii uu Fabregas uga soo tagay isla markaana uu Matic ugu soo bilaabay kulankii West Brom
(London) 11 Dis 2016 Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa sharaxaad ka bixiyay sababtii galabta uu keydka uga soo tagay Fabregas…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Liverpool FC vs West Ham United 2-2 (Liverpool oo la lug-gooyay)
Liverpool Safka XI: Karius, Clyne, Lovren, Matip, Milner, Henderson, Wijnaldum, Lallana, Mane, Origi, Firmino Kaydka Liverpool: Mignolet, Moreno, Klavan, Lucas,…
Read More » -
England
EPL: Henrik Mkhitaryan oo Man United ku hoggaamiyey guul ay ka gaartay Tottenham, inkastoo garoonka dhaawac looga dhex qaaday … + SAWIRRO
(Manchester) 11 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul garoonkeeda Old Trafford kaga gaartay Tottenham, iyadoo Henrik…
Read More » -
Horyaallada
SERIE A: Kooxda Juventus oo guul ka gaartay Torino, dheereysatayna hoggaanka horyaalka iyo kulamadii kale ee la ciyaaray
(Torino) 11 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa sii dheereysatay hoggaanka horyaalka Serie A, kaddib guul ay ka…
Read More » -
Italy
RASMI: Carlos Bacca iyo Giacomo Bonaventura oo seegaya kulanka Roma
(Milano) 11 Dis 2016 – Vincenzo Montella ayaa xaqjiijiyay in labada laacib ee Carlos Bacca iyo Giacomo Bonaventura ay seegayaan…
Read More »