Liverpool oo si lama filaan ah ku dooneysa in ay ku soo xero galiso gool quute Old Trafford laga jecelyahay

(Liverpool) 10 Dis 2016. Liverpool ayaa lagu soo warramayaa in ay si lama filaan ah u dalab uga gudbineyso wareerayahankii hore ee Manchester United Javier Hernandez.

Reds waxa ay dooneysaa xoojinta duullaankeeda kaddib markii uu ka dhaawacmay Philippe Coutinho halka Sadio Mane uga socdo koobka qaramada qaaradda Yurub.

Jurgen Klopp waxa uu wal wal ka qabaa xaalada ku imaan karta waaxdiisa weerarka.

Tottenham iyo Valencia ayaa sidoo kale xiiseenaya laakiin Liverpool ayaa diyaar u ah bixinta £33.5million ee lagu bur burin karo xeyn-daabka qandaraaskiisa, sidaas waxaa qortay Daily Mirror.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close