Day: December 9, 2016
-
Ameerika
Carlos Tevez oo ku fikiraya inuu ka fariisto ciyaaraha
(Buenos Aires) 09 Dis 2016 Weerar yahanka reer Argentina ee Tevez ayaa ku fikiraya inuu ka fariisto ciyaaraha gaar ahaan marka…
Read More » -
England
Joel Matip oo ku guulaystay laacibka bisha ee Liverpool
(Liverpool) 09 Dis 2016 Daafaca reer Cameroon ee kooxda Liverpool ayaa ku guulaystay laacibka bisha ee kooxdiisa kadib qaab ciyaareedkii fiicnaa…
Read More » -
Horyaallada
Cristiano Ronaldo, Karim Benzema iyo Luka Modric oo dhammaantood seegaya kulanka berri ee Deportivo La Coruna
(Madrid) 09 Dis 2016 – Tababare Zidane ayaa ku dhawaaqay 19-ka ciyaaryahan ee uu kala qeyb gali doono kulanka berri oo…
Read More » -
England
Chelsea oo uruursatay abaal marinta Premier League ee bishii November
(London) 09 Dis 2016 Kooxda Chelsea oo hogaanka u haysa horyaalka ingiriiska ayaa uruursatay abaal marinada horyaalka ingiriiska ee bishii November.…
Read More » -
Italy
Fabio Capello oo layaab ay ku noqotay in Totti uu wali ciyaarayo kubadda cagta
(Roma) 09 Dis 2016 Tababaraha reer talyaani ee Fabio Capello ayaa layaab ku tilmaamay in Francesco Totti uu wali sii ciyaarayo kubadda cagta.…
Read More » -
England
Liverpool oo uga dhaw Arsenal saxiixa Christian Pulisic
(Liverpool) 09 Dis 2016 Kooxda Liverpool ayaa uga dhaw dhigeeda Arsenal laacibka kooxda Borussia Dortmund ee Christian Pulisic sida ay baahisay The…
Read More » -
England
Mourinho oo la dhacsan qaab ciyaareedka Henrikh Mkhitaryan
(Manchester) 09 Dis 2016 Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka laacibkiisa Henrikh Mkhitaryan. Xiddiga reer Armenia…
Read More » -
Spain
Horyaalka La Liga oo xoog ku heysta tartamada Yurub…(Yaa ku soo xiga?)
(Europe) 09 Dis 2016. Kooxaha ka dhisan horyaalka La Liga ayaa sii wata fiicnaanshahooda sanadihii dhawaa iyadoo ay soo wada…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Henrikh Mkhitaryan goolkiisii ugu horeeyay ee Manchester United?
(Manchester) 09 Dis 2016 Xiddiga reer Armenia ee Henrikh Mkhitaryan ayaa xalay goolkiisii ugu horeeyay u dhaliyay kooxdiisa cusub ee Manchester United.…
Read More » -
England
“Waan jeclahay Arsenal” – sidaa waxaa yiri Mario Balotelli
(London) 09 Dis 2016 Weerar yahanka kooxda Nice ee Mario Balotelli ayaa sheegay inuu jecelyahay inuu markale ka ciyaaro horyaalka ingiriiska. Laakiin…
Read More »