Kooxdii ugu wacneyd heerka Group-yada Champions League-ga oo la soo saaray

champions-league-team-of-the-group-stage_1iymxgq72qj9i1uu9zizkpbb9w

(Zurich) 08 Dis 2016. Waxaa xalay la soo gaba gabeeyey Group-yada Champions League ololaha 2016-17.

Real Madrid, Bayern Munich iyo Paris Saint – Germain waxa ay ku soo bexeen kaalmaha labaad ee Group-yadooda.

Hase ahaatee, sidii caadiga ahayd shabakada Goal.com waxa ay qiimeysay xiddigihii ugu wacnaa ee Champions League-ga heerkiisan iyada oo shaxdan uu Cristiano Ronaldo ka maqan yahay sameysay.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close