Day: December 8, 2016
-
England
Europa League: Man United oo dardartay kooxda Zorya, Mkhitaryan oo shabaqa soo taabtay, xilli Roma ay barbaro kala kulantay naadiga Astra Giurgiu… + SAWIRRO
(Yurub) 08 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul 2-0 ka gaartay naadiga Zorya oo ay marti…
Read More » -
Spain
James Rodriguez oo dhiiragalin ka helaya gudaha Real Madrid
(Madrid) 08 Dis 2016 Laacibka reer Colombia ee James Rodriguez ayaa ku dhaw inuu ka soo baxo dhibaatada ku haysata kooxdiisa gaar…
Read More » -
England
Wenger oo ka hadlay heshiis kordhin la’aanta Sanchez iyo Ozil
(London) 08 Dis 2016 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlay heshiis kordhin la’aanta labadiisa laacib ee Mesut Ozil…
Read More » -
Soomaaliya
Ciyaaryahan Cabdi-qani Buule Abgaaloow oo maanta qalliin ku maray dalka Turkiga… + SAWIRRO
(Istanbul) 08 Dis 2016 – Ciyaaryahankii hore ee garabka uga dheeli jiray kooxda Saxafi FC ee Cabdi-qani Buule Abgaaloow ayaa…
Read More » -
France
PSG oo doonaysa in Barcelona ay ka hor istaagto saxiixa Marquinhos
(Paris) 08 Dis 2016 Kooxda Barcelona ayaa dhawr mar isku dayday inay la wareegto daafaca reer Brazil ee Marquinhos laakiin PSG ayaa…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo ka hadlay dhibaatada canshuurta ee lagu soo eedeeyay
(Madrid) 08 Dis 2016 Laacibka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay ugu danbayntii dhibaatada dhanka canshuurta ee lagu soo…
Read More » -
England
“Arsenal kama cabsaneyso Real Madrid.”.
(London) 08 Dis 2016. Arsenal way garaaci kartaa Real Madrid haddii labada kooxood la isku beego wareega 16-ka Champions League…
Read More » -
Champ' League
Marco Reus oo amaanay saaxiibkiis Aubameyang kadib barbarihii xalay
(Dortmund) 08 Dis 2016 Kubadd sameeyaha kooxda Borussia Dortmund ee Marco Reus ayaa amaan huwiyay saaxiibkiis Aubameyang kadib barbarihii xalay. Reus ayaa…
Read More » -
Spain
Barcelona oo koobkeeda Gamper Trophy ku casuuntay kooxdii ku baaba’day bur-burkii diyaaradeed
(Catalonia) 08 Nof 2016. Barcelona ayaa sanadka soo socda Joan Gamper Trophy ku casuuntay kooxda reer Brazil ee Chapecoense ee…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan jeclaan lahaa inaan ku aadno PSG wareega 16-ka” – Aubameyang
(Dortmund) 08 Dis 2016 Weerar yahanka kooxda Borussia Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa ka hadlay isku aadka wareega 16-ka ee koobka horyaalada…
Read More »