Ozil oo kooxdan caawintooda uga mahadceliyey

FBL-EUR-C1-BASEL-ARSENAL

(London) 07 Dis 2016. Mesut Ozil has thanked Ludogorets for the role they played in helping Arsenal top their Champions League group ahead of Paris Saint-Germain.

Mezut Ozil waxa uu uga mahadceliyey Ludogorets kaalintii ay ka qaateen in Arsenal kaalinta kowaad uga soo baxdo Group-keeda Champions League.

Ludogorets waxa ay bar bar dhac 2-2 ku celisay Paris Saint – Germain.

Arsenal waxa ay iyadu 4 lu garaacday Basel laakiin waxba uma tarteen hadii ay PSG badin lahayd.

Ozil kulankan kaddib ayuu u mahadceliyey Ludogorets.

‘Ku guuleysteyaasha Group-ka!’ ayuu ku soo qoray Twitter-ka.

‘Waxaan caawinta uga mahadcelinayaa Ludogorets1945!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close