Jose Mourinho oo soo saaray liiska xiddigihiisa u safray Ukraine kulanka habeen dambe ee Europe League…(Yaa safka laga cunay?)+SAWIRRO

jooose

(Manchester) 07 Dis 2016. Jose Mourinho ayaa magacaabay 19-ka laacib uu kala hor tagayo Zorya Luhansk kulankooda ugu dambeeya ee wareega group-yada Europe League.

Man United ayaa dhibic u baahan kulankan si ay u xaqiiqsato inay u soo gudubtay wareegyada xiga.

Wayne Rooney oo isagu noqday laacibka ugu goolasha badan Man United tartankan usbuucii la soo dhaafay ayaa shaxda hor kacaya.

Chris Smalling iyo Luke Shaw ayaa dhaawacyo looga soo tagay halka Bastian Schweinsteiger uusan ciyaari karin maadaama markii hore ay Man United u diiwaan galin Europe League.

Michael Carrick, Matteo Darmian, Antonio Valencia, Memphis Depay iyo Morgan Schneiderlin ayaan sidoo kale la safrin kooxda.

Haddaba 19-ka xiddig uu soo xushay Jose ayaa kala ah:

De Gea, Romero, Johnstone; Fosu-Mensah, Jones, Bailly, Rojo, Blind, Young; Fellaini, Herrera, Pogba, Lingard, Mata, Mkhitaryan; Martial, Rashford, Rooney, Ibrahimovic.

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close