Day: December 7, 2016
-
Champ' League
Borussia Dortmund oo noqotay kooxdii ugu horreysay ee heerka guruubyada Champions League ka dhalisa….
(Madrid) 08 Dis 2016 – Kooxda Borussia Dortmund ayaa kulan ka tirsan heerka guruubyada Champions League barbaro 2-2 la gashay…
Read More » -
Champ' League
Real Madrid oo barbaraysay Rikoodhkeedii guuldarro la’aanta ee ugu dheeraa abid, inkastoo ay barbaro gashay labadii kulan ee ugu dambeeyey
(Madrid) 08 Dis 2016 – Inkastoo ay barbaro gashay labadii kulan ee ugu dambeeyey haddana kooxda kubadda cagta Real Madrid…
Read More » -
Champ' League
Kooxda Leicester City oo RIKOODH aan loo baahnayn ka heshay Koobka Horyaallada Yurub
(England) 08 Dis 2016 – Inkastoo Leicester City ay kaalinta koowaad kaga soo baxday guruubkeeda G ee Champions League una…
Read More » -
Champ' League
CL- Group H: Juventus oo xaqiiqsatay kaalinta koowaad ee guruubkan, halka Sevilla ay ku soo baxday kaalinta labaad… + SAWIRRO
(Yurub) 08 Dis 2016 – Kulammo ka tirsan guruubka H ee Champions League ayaa la ciyaaray, iyadoo kooxda kubadda cagta…
Read More » -
Champ' League
CL- Group G: FC Porto oo ku soo baxday kaalinta labaad ee guruubkan kaddib markii ay xaaqday Leicester City… + SAWIRRO
(Yurub) 08 Dis 2016 – Kulammo ka tirsan guruubka G ee Champions League ayaa la ciyaaray, iyadoo kooxda kubadda cagta…
Read More » -
Champ' League
CL- Group F: Real Madrid oo iska lumisay fursad ay kaalinta koowaad uga soo bixi lahayd guruubkan, kaddib barbaro ay la gashay Borussia Dortmund… + SAWIRRO
(Yurub) 08 Dis 2016 – Kulanka ka tirsan guruubka F ee Champions League ayaa la ciyaaray, iyadoo kooxda kubadda cagta…
Read More » -
Champ' League
CL- Group E: Bayer Leverkusen oo guul ka gaartay Monaco kuna soo baxday kaalinta labaad, xilli Tottenham ay ku dhammaysatay kaalinta 3-aad… + SAWIRRO
(Yurub) 08 Dis 2016 – Kulanka ka tirsan guruubka E ee Champions League ayaa la ciyaaray, kaasoo la soo gabagabeeyey heerkiisa…
Read More » -
Italy
RASMI: Marcelo Brozovic oo heshiis cusub u saxiixay Inter
(Milan) 07 Dis 2016 Kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga ayaa si rasmi ah u shaacisay inay heshiis cusub ka saxiixday…
Read More » -
England
Klopp oo war wanaagsan helaya ka hor kulanka West Ham United
(Liverpool) 07 Dis 2017 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa helaya war wanaagsan kadib markii tababarkii saaka lagu arkay ciyaartoy…
Read More » -
Italy
Juventus oo ku dhaw inay dib u hesho Andrea Barzagli
(Torino) 07 Dis 2016 Kooxda Juventus ayaa ku dhaw inay dib u hesho daafaceeda Andrea Barzagli kadib dhaawicii soo gaaray bishii hore.…
Read More »