HOR DHAC: Manchester City Vs. Celtic

man-city-vs-celtic-match-preview-prediction-uefa-champions-league-group-c-6th-december-2016

(Manchester) 06 Dis 2016. Manchester City waxa ay qaabili doontaa kulanka ugu dambeeya ee Group-keeda Celtic.

Ahmiyad sidaas u weyn uma laha kulankan City maadama kor iyo hoosba ay Barcelena xaqiijisay booska kowaad.

Maxaa City ka cusub?

– Fernandinho wuu ka ganaaxan yahay City

-Yahya Toure looma soo xulan tartankan gabi’ahaanba

– Vincent Kompany iyo Fabian Delph dhaawacyo ayey ku maqnaan doonaan

-Guardiola is bedelo ayuu sameyn doonaa iyada oo ay ku soo billaaban karaan Willy Caballero iyo Kelechi Iheanacho

RAAD RAAC

-Celtic lixdii kulan ee ugu dambeeyey Champions League ma aysan badin

SAFAFKA LA FILI KARO

ccc

Gegida: Etihad

Saacadda Geeska Africa: 10:45 Pm

Dhex dhexaadiyaha: Slavko Vincic (Slovenia)

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close