Zidane oo bar bareeyey rikoorkii Mourinho ee Madrid

(Madrid) 04 Dis 2016. Bar bar dhicii Real Madrid ee Barcelona ayaa noqday kulankii 17-aad ee aan dhiniciisa dhulka la dhigin Zinedine Zidane, sidaas waxa uu kula sinmay sooyaalkii Mourinho.

Madrid waxa gool ugala hormartay Barcelona oo uu u dhaliyey Luis Suarez laakiin waxaa bar bareeyey Sergio Ramos daqiiqadii 90-aad.

Madaxaas Ramos ayaa sababay in Zidane oo Mourinho rikoorkiisii gaaro halka ay Madrid wali 6 dhobcood hogaanka ku hayso.

zinedine-zidane-real-madrid-cultural-copa-del-rey_1l7400og6vydg1hfo5mc4yhk91

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close