HOR DHAC: Milan Vs. Crotone

ac-milan-vs-crotone-match-preview-and-prediction-italian-serie-a-4th-december-2016

(Milan) 04 Dis 2016. Milan waxa ay soo dhaweyn doontaa Crotone kulan ka tirsan Serie A-ga.

Kooxda tababbare Vincenzo Montella waxa ay isha ku haysa sii xoojinta rajada ay ka leedahay hanashada Serie A-ga.

Maxaa Milan ka cusub?

– Carlos Bacca waxaa lagu arkay Sevilla kulankii Valencia halkii uu la joogi lahaa saaxiibdiisa Milan hada, shaki weyn ayaa laga qabaa in uu in uu doonayo bixitaan bisha Janaayo

– Gianluca Lapadula ayaa arinkaas ka faa’ideysan doona

RAAD RAAC

-Crotone 6 ka mida 7dii kulan ee ugu dambeeyey ee ay dibada ku soo dheeshay  waa laga badiyey

-Milan 10 ka mida 11kii ugu dambeeyey guul darro lama kulmin

SAFAFKA LA FILI KARO

ggg

Gegida: San Siro

Saacadda Geeska Africa: 2:30Pm

Dhex dhexaadiyaha: Marco Di Bello

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close