DAAWO: Maxay tahay cadaawada ka dhaxeysa Guardiola iyo Fabregas?

ses

(Manchester) 04 Dis 2016. Pep Guardiola ayaa salaanta si cad ula hareer maray xiddiga Chelsea ee Cesc Fabregas kaddib kulankii shalay ay Blues 3-1 uga adkaatay Man City.

Waxaa la so jeediyay in Guardiola uu salaanta ula garab maray Fabregas maadaama uu sabab u ahaa in kaarka cas loo taago Fernandinho kaddib markii ay labada laacib is qabteen dhammaadka dheesha.

sees

Laakiin jariiradda Marca ayaa leh sheekadu sidaa ma ahan oo cadaawadoodu waxay soo bilaabatay markii ay wada joogeen Barcelona waxayna kor u sii kacday markii uu Fabregas ku biiray kooxda Chelsea oo uu tababare u ahaa waqtigaa Jose Mourinho oo ay coltamaan Guardiola.

DAAWO : Sida uu Pep salaanta ula hareer maray Cesc.


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close