Day: December 4, 2016
-
England
EPL: Kooxaha Everton iyo Man United oo dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Goodison Park… + SAWIRRO
(Liverpool) 04 Dis 2016 – Kooxaha Everton iyo Manchester United ayaa dhibcaha ku qaybsaday garoonka Goodison Park, kulan ka tirsan…
Read More » -
Italy
Luciano Spalletti oo la dhacay qaab ciyaareedka kooxdiisa kulankii Lazio
(Roma) 04 Dis 2016 Tababaraha kooxda Roma ee Luciano Spalletti ayaa ka hadlay guushii caawa kooxdiisu ay ka gaartay kooxda Lazio oo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
David Luiz hooyadii oo si xun ugu camiratay Sergio Aguero
(England) 04 Dis 2016. David Luiz hooyadii ayaa baraha bulshada ku weerartay dhaliyaha Man City ee Serigo Aguero kaddib markii…
Read More » -
Spain
Barcelona oo ganaax la kulmi karta kaddib taageerayaasheeda oo aflagaado xun u geystay Ronaldo…(Maxay ku yiraahdeen?)
(Spain) 04 Dis 2016. Barcelona ayaa wajihi kareysa talaabo dhanka anshaxa ah kaddib taageerayaasheeda oo aflagaado joogta ah u geysanayay…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Everton FC vs Manchester United 1-1 (Mou & Man U oo mar kale lagu dhegey)
EVERTON (4-2-3-1): Stekelenburg; Coleman, Williams, Funes Mori, Baines; Barry, Cleverley; Gueye, Bolasie, Mirallas; Lukaku. Kaydka Everton: Joel, Jagielka, Deulofeu, Barkley, McCarthy, Valencia,…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Klopp guul daradii lama filaanka ahayd ee ka soo gaartay Bournemouth?
(Liverpool) 04 Dis 2016 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay guul daradii lama filaanka ahayd ee caawa ka…
Read More » -
Italy
AC Milan oo maamuus u samaysay kooxdii maratay ee Chapecoense + Sawirro
(Milano) 04 Dis 2016 – Kooxda AC Milan ayaa funaanad gaar ah soo qaadatay kulankii galabta ay 2-1 kaga badisay…
Read More » -
England
DAAWO: Maxay tahay cadaawada ka dhaxeysa Guardiola iyo Fabregas?
(Manchester) 04 Dis 2016. Pep Guardiola ayaa salaanta si cad ula hareer maray xiddiga Chelsea ee Cesc Fabregas kaddib kulankii…
Read More » -
Horyaallada
SERIE A: Roma oo ka adkaatay Lazio oo kaarka cas laga qaatay kulankii Derby Rome…+ SAWIRRO
(Rome) 04 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta Roma ayaa guul ka gaartay naadiga Lazio kulankii derby Rome, iyadoo kooxda martida…
Read More » -
Horyaallada
SERIE A: AC Milan oo guul soo laabasho ah ka gaartay Crotone oo marti u ahayd…+ SAWIRRO
(Milano) 04 Dis 2016 – Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay Crotone oo marti u…
Read More »