HOR DHAC: Juventus Vs. Atalanta

juventus-vs-atalanta-match-preview-and-prediction-italian-serie-a-3rd-december-2016

(Turin) 03 Dis 2016. Juventus waxa ay soo dhaweyn doontaa Atalanta kulan ka tirsan Serie A-ga.

Bianconeri oo wali haysa hogaanka ayaa rabta in ay Scudetto-kii lixaad oo xiriir ah qaado.

Maxaa Juve ka cusub?

-Dani Alves waxa uu maqnaan doonaa qiyaastii afar bilood, Stephan Lichtsteiner ayaa ka dheeli doonaa dambeedka middig

-Sidoo kale Juve waxaa dhaawacyo uga maqan Leonardo Bonucci iyo Andrea Barzagli

– Daniele Rugani, Mehdi Benatia iyo Giorgio Chiellini saddexdana wey soo laabanayaan

RAAD RAAC

-Juventus wey badisay 23kii kulan ee ugu dambeeyey Serie A-ga ee ay gurigeeda ku dheeshay

-Juventus 12kii kulan ee ugu dambeeyey wey ka badisay Atalanta dhammaan tartamada

-Atalanta wey badisay lixdii kulan ee ugu dambeeysay Serie A-ga

SAFAFKA LA FILI KARO

juuuuuuuuuuuuuuu

Gegida: Juventus

Saacadda Geeska Africa: 10:45Pm

Dhex dhexaadiyaha: Massimiliano Irrati

 

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close