20-ka xiddig ee ugu kubbad taabashada Premier League xilli ciyaareedkan 2016/17 ilaa iyo hadda… (Yaa kaga jira kooxdaada?)… + SAWIRRO

ok

(London) 02 Dis 2016 – Kulammadii 13-aad ee horyaalka Premier League ayaa la ciyaaray, iyadoo kooxaha Chelsea, Man City, Liverpool iyo Arsenal ay yihiin afarta kooxood ee ugu sarreeya haatan horyaalka Ingiriiska.

Haddaba waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbinaysaa 20-ka laacib ee ugu kubbad taabashada badan horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan 2016/17 ilaa iyo hadda & xiddig waliba inta kubbad taabasho oo uu sameeyey:-

1- Jordan Henderson (Liverpool) – 1,334

20

2- Paul Pogba (Manchester United) – 1,145

19

3- Fernandinho (Manchester City) – 1,139

18

4- N’Golo Kante (Chelsea) – 1,062

17

5= Danny Drinkwater (Leicester City) – 1,041

16

5= Cesar Azpilicueta (Chelsea) – 1,041

15

6- James Milner (Liverpool) – 984

14

7- Jan Vertonghen (Tottenham Hotspur) – 960

13

9= Aleksandar Kolarov (Manchester City) – 958

12

9= Nemanja Matic (Chelsea) – 958

11

11- Nacho Monreal (Arsenal) – 950

10

12= Nathaniel Clyne (Liverpool) – 945

9

12= Eden Hazard (Chelsea) – 945

8

14- Jake Livermore (Hull City) – 938

7

15- Philippe Coutinho (Liverpool) – 931

6

16- Idrissa Gueye (Everton) – 929

5

17- Christian Fuchs (Leicester City) – 924

5

18- Mesut Ozil (Arsenal) – 910

3

19- Kyle Walker (Tottenham) – 903

2

20- Ahmed Elmohamady (Hull) – 900

1   x

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close