Weyne Rooney oo seegi doona kulanka Everton…Maxaa ugu wacan?

roocard-1024x693

(Manchester) 01 Nof 2016. Kabtanka Manchester United, Weyne Rooney ayaa seegi doona kulankan Everton ee Premier League toddobaadkan.

Rooney oo dib kala soo baxay bandhig wanaagsan ayey tani dhabar jab ku tahay maadama uu rabay in uu halkiisaas ka sii hayo.

Oktoobar ayey ahayd kolkii uu keydka dhigay Jose Mourinho kaddib eedeemo iyo su’aalo laga keenay kabtannimadiisa balse dib ayuu ka soo kabtay.

Yeelkeede, Goodison Park oo ay halka ay wax uga soo bilowden Wazza, ma booqan doona asbuuca soo socda maadama uu kaarkiisii shanaad oo huruuridi uu qaatay xalay.


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close