Safafka laga yaabo inay la soo shir tagaan Man City iyo Chelsea kulankooda Sabtida

costa

(England) 01 Dis 2016. Man City iyo Chelsea ayaa kulan adag ku ballansan sabtida horyaalka Premier League.

Kooxda Guardiola oo hal dhibic oo qura u jirta wiilasha Conte oo hogaanka haya ayaa Etihad Stadium ku marti galin doona sabtida kulan aad u xiiso badan.

Haddaba Goal.com ayaa qallinka u qaadatay oo soo saartay safafka laga yaabo inay labada koox la soo shir tagaan kulankan:

Man City:

http://images.performgroup.com/di/library/GOAL_INTERNATIONAL/33/47/

Chelsea:

http://images.performgroup.com/di/library/GOAL_INTERNATIONAL/5c/a4/

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close