Day: December 1, 2016
-
Italy
Macallinka Inter Milan oo magacaabay laacibiinta uu berri kala hortegayo SSC Napoli
(Milano) 01 Dis 2016 – Macallinka Inter Milan ee Stefano Pioli ayaa magacaabay 23-laacib oo berri magaalada Napoli kula ciyaaraya…
Read More » -
Wararka
Dacwaddii Musuq maasuqa FIFA oo sii ballaaratay iyadoo dembi lagu soo oogay Xoghayihii hore ee Ururka
(Bern), 01 Dis 2016 –Kooxaha Dembi baarista Waddanka Switzerland ayaa ballaariyay dacwaddii ku furnayd Xiriirka Kubadda Cagta FIFA ee…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Arsene Wenger oo xalay safay Mohamed Elneny oo qaba SHUBAN iyo Calool xanuun
(London) 01 Dis 2016. Xiddiga Muslimka ah ee kooxda Arsenal Mohammed Elneny ayaa la badelay intaan la marin qeybtii hore…
Read More » -
England
Safafka laga yaabo inay la soo shir tagaan Man City iyo Chelsea kulankooda Sabtida
(England) 01 Dis 2016. Man City iyo Chelsea ayaa kulan adag ku ballansan sabtida horyaalka Premier League. Kooxda Guardiola oo…
Read More » -
Italy
Vermaelen oo halis galiyay taam ahaanshaha Salah ee kulanka Lazio
(Roma) 01 Dis 2016 Weerar yahanka kooxda Roma ee Mohamed Salah ayaa shaki laga muujinayaa inuu taam u noqon karo kulanka…
Read More » -
Uncategorized1
Xiddiga u sharaxan KOOXDA ugu fiican sanadka ee FIFA oo la soo saaray…..(Griezmann oo markii ugu horreysay lagu soo daray)
(World) Dis 2016. FIFA yaa soo saartay 55-ta xiddig ee u sharaxan kooxda ugu fiican adduunka ee FIFPro 2016 World…
Read More » -
Spain
Goorma ayuu soo laaban doonaa Gareth Bale?
(Madrid) 01 Dis 2016 Laacibka kooxda Real Madrid ee Gareth Bale ayaa lagu sameeyay qaliin dhanka anqawga ah kadib dhaawicii ka…
Read More » -
England
RASMI: Harry Kane oo heshiis cusub qallinka ugu duugay Tottenham
(London) 01 Dis 2016. Naadiga Tottenham ayaa xaqiijisay inay heshiis cusub ka saxiixatay dhaliyaheeda reer England ee Harry Kane. Heshiiska…
Read More » -
Ameerika
Diyaaraddii bur burtay ee ay saarnaayeen kooxda Chapecoense Shidaalba kuma harin markay dhacaysay!
(Bogota), 01 December 2016 –Maamulka dhinaca Hawada ee Colombia ayaa xaqiijiyay in Diyaaraddii ay saarnaayeen ciyaartoydii kooxda Chapecoense ee Avro…
Read More » -
England
Gabriel Jesus oo maanta soo gaaraya kooxdiisa cusub ee Man City
(Brazil) 01 Dis 2016. Dhaliyaha cusub ee Man City Gabriel Jesus ayaa galabta soo gaaraya magaalada Manchester si wax looga…
Read More »