HOR DHAC: Arsenal Vs. Southampton

arsenal-v-southampton

(London) 30 Nof 2016. Arsenal waxa ay EFL Cup-ka la dheeli doontaa Saints.

Wenger waxa uu u muqdaa mid ay ka go’antahay in uusan dhayalsan tartankan sidii kal horeba dhici jirtay.

Maxaa ka cusub Arsenal?

– Emiliano Martinez ayaa ku soo bilaaban kara goolka maadama uu kulankii Reading ee EFL Cup-ka ku jiray

– Mathieu Debuchy   oo la filayey in uu safka ku soo laabto kulamadan EFL-ka ayaa dib u dhac ku yimi  kaddib markii uu 16 daqiiqo dheelay toddobaadkan oo uu dhaawacmay

-Bellerin waa dhaawacan yahay waxaa booskiisa sii xejisan doona Carl Jenkinson

-Olivier Giroud jug yar ayaa soo gaartay kulankana halis laguma galin doono, waxaa fursad heli doona Lucas Perez.

RAAD RAAC:

-Arsenal saddex kulan oo xiriir ah oo ay bar bar dhac galeysay waxa ay soo gaba gaboowday kulankii ay ka badiyeen Bournemouth

-Arsenal waxa ay 2-1 ku garaacday Southampton bilowgii ololahan

SAFAFKA LA FILI KARO

ssss

Gegida: Emirates

Saacadda Geeska Africa: 10:45Pm

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close