Gareth Bale oo lagu sameeyay qalliin lagu guuleystay

cyg3kejwqaacyco

(London), 30 Nof 2016  –Laacibka kooxda Real Madrid ee Waddanka Spain iyo xulka Wales Gareth Bale ayaa qalliin lagu guuleystay looga sameeyay Canqowga lugta midig.

Qalliinkan ayaa ka dhacay Isbitaalka King Edward VII Hospital ee magaallada London, waxaana haatan u bilaabanaya barnaamij soo kabasho ah oo uu Isbuucyada soo socda ku qaadan doono gurigiisa magaallada Cardiff.

“Waan wanaagsanahay, waad mahadsan tihiin” ayay ahaayeen erayadii ugu horreysay ee Gareth Bale uu kula hadlay warbaahinta isagoo ka soo baxayay Isbitaalka isla markaana ku tukubayay laba Ulood, waxaana sida la shaaciyay uu saddex bilood ka fadhin doonaa cayaaraha.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close