XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?

(Roma) 29 Nof 2016 – Waxaa todobaadkan la ciyaaray joowladii 14-aad ee horyaalka Serie A-da Talyaaniga oo sanadkan xiise gaar ah yeelanaya.

Waxyaabihi daraamaha ahaa ee ka dhacay wareeggan waxaa ka mid ahaa guuldarradii qaraarayd ee bahdilka ahayd ee Juve ka gaartey kooxda Genoa oo 3-0 kaga badisay, sidoo kale kooxaha Milanese-ka ah ee Inter iyo Milan ayaa natiijooyin qurux badan soo hooyay.

Juve ayaa weli horyaalka ku horkacaysa 4 dhibcood oo ay ka sarreeyso AC Milan iyo AS Roma, balse aannu eegno xulka todobaadkan ee Serie A, sida uu qabo Dave Taylor oo ah khabiir u dhuun daloola waxna ka qora ciyaaraha Talyaaniga.

Alex Cordaz [Crotone]

Ignazio Abate [Milan]

Bruno Alves [Cagliari]

Antonio Barreca [Torino]

Darko Lazovic [Genoa]

Sergej Milinkovic-Savic [Lazio]

Andrea Masiello [Atalanta]

Andrea Candreva [Inter]

Suso [Milan]

Gianluca Lapadula [Milan]

Giovanni Simeone [Genoa]

XIDDIGAHA XUDIDDA MUDAN: Felipe Anderson [Lazio], Ciro Immobile [Lazio], Iago Falque [Torino], Darko Lazovic [Genoa], Davide Zappacosta [Torino], Armando Izzo [Genoa], Alejandro Dario Gomez [Atalanta], Luca Rigoni [Genoa], Mauro Icardi [Inter], Ivan Perisic [Inter], Marcelo Brozovic [Inter].

ser

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close