Liverpool oo 3-dan SHAX ku ciyaari karta inta uu dhaawaca uga maqan yahay Philippe Coutinho…(Midee ku leh?)

philippe

(England) 29 Nof 2016. Liverpool ayaa dhaawac ku waayi doonta xiddigeeda muhiimka ah ee Philippe Coutinho inta ka harsan sanadka kaddib dhaawac garoonka looga qaaday kulankii dhawaa ay ka adkaadeen Sunderland.

Jariiradda Metro ayaa qallinka u qaadatay oo sameysay 3-shax ay Liverpool ku sii ciyaari kareyso muddada lagu qiyaasa lixda usbuuc uu xiddiga reer Brazil garoomada uga maqnaan doono dhaawaca canqoga ah.

1.

lineup-1500

2.

lineup-1501

3.

lineup-1502

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close