Day: November 29, 2016
-
England
Kooxda Liverpool oo gaartay afar dhammaadka tartanka EFL Cup, kaddib guul ay ka gaartay Leeds United… + SAWIRRO
(Liverpool) 30 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa gaartay afar dhammaadka tartanka English Football League Cup, kaddib markii…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Liverpool vs Leeds, Torino vs Pisa – LIVE (Shaxda sugan)
Liverpool XI Mignolet, Alexander-Arnold, Lucas, Klavan, Moreno, Stewart, Wijnaldum, Can, Ejaria, Mane, Origi. Kaydka: Karius, Clyne, Lovren, Milner, Henderson, Grujic, Woodburn.…
Read More » -
Italy
XULKA SERIE A: Waa kuwee 11-ka laacib ee todobaadkan ugu fiicnaa horyaalka Talyaaniga?
(Roma) 29 Nof 2016 – Waxaa todobaadkan la ciyaaray joowladii 14-aad ee horyaalka Serie A-da Talyaaniga oo sanadkan xiise gaar…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
AC Milan-ta Shiinaha oo bartilmaameedsanaysa Edin Dzeko (Milano oo maanta lagu arkay!)
(Milano) 29 Nof 2016 – Waxaa jira warar soo baxaya haatan oo sheegaya in maamulka cusub ee AC Milan ee…
Read More » -
Ameerika
Atletico Nacional oo soo jeedisay in Koobkii ay ku tartami lahayd la siiyo kooxdii diyaaraddu la bur burtay ee Chapecoense
(Medellin) 29 Nof 2016 – Kooxda Atletico Nacional oo ay lugta hore ee ciyaarta kama dambeysta ah ee COPA SUDAMERICANA…
Read More » -
Wararka
FIFA “Waa maalin murugo leh waxaana u Tacsiyeynaynaa qoysaska ciyaartoydii ku dhimatay shilkaas”
(Zurich), 29 Nof 2016 –Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska ciyaartoydii kooxda…
Read More » -
Germany
Aubameyang oo markale ka caraysiiyay tababare Tuchel
(Dortmund) 29 Nov 2016 Weerar yahanka kooxda Borussia Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa markale ka caraysiiyay tababarihiisa Thomas Tuchel. Laacib kaan ayaa…
Read More » -
Spain
RASMI: Cristiano Ronaldo oo seegaya kulanka Arbacada ee Copa del Rey… (Ogow sababta)
(Madrid) 29 Nof 2016 – Tababare Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyey in Cristiano Ronaldo uu nasin doono oo uusan ciyaari doonin…
Read More » -
Spain
“Inaad ka guulaysato Barcelona horyaal kuma qaadaysid” – Lucas Vazquez
(Madrid) 29 Nov 2016 Xiddiga kooxda Real Madrid ee Lucas Vazquez ayaa hoos u dhigay muhiimada kulanka El-Clasico kadib markii uu sheegay…
Read More » -
England
Juan Mata oo heshiis cusub lagu abaal marin doono
(Manchester) 29 Nov 2016 Kooxda Manchester United ayaa u dhaqaaqaysa sidii ay heshiis cusub uga saxiixi lahayd kubadd sameeyaheeda reer Spain…
Read More »