United oo u tafaxaydatay sidii ay ku soo xero galin lahayd Victor Lindelof

js80282156

(Lisbon) 28 Nof 2016. Manchester United waxa ay Benfica xiriir ku saabsan Victor Lindelof la yeelatay, sida laga soo xiganayo warar hoose.

22 jirkan waxa uu u dheelay daqiiqad walba oo ka tirsan Champions League halka kulan qura uu seegay horyaalka.

Sida laga soo xiganayo Sky Sports News, Benfica waxa ay Mourinho ku wargalisay in aysan bixitaan u ogolaan doonin Lindelof hadii ay u gudbaan wareega 16-ka.

Gor gorada waxa ay hada ku jiraan booska kowaad ee Group B waxa ayna la dhibco yihiin Napoli.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close