Kooxda Usbuuca ee Premier League oo la soo saaray… (Chelsea oo la qadiyey, halka Man United, Man City iyo Arsenal ay min hal xiddig ku leeyihiin)

pltotw_gckeyh82rs8r15bx1sbgpp28l

(London) 28 Nof 2016 – Warsidaha goal.com ayaa soo saaray kooxda ugu fiican Premier League ee usbuucan, iyadoo Chelsea oo guul ka gaartay Tottenham todobaadkan lagu qadiyey shaxdan oo aysan hal xiddig ku lahayn.

Kooxaha Liverpool, Swansea City iyo West Ham United ayaa kooxda usbuucan ugu fiican Premier League ku yeeshay min labo ciyaaryahan.

Arsenal, Manchester United iyo Manchester City ayaa iyaguna ku yeeshay min hal ciyaaryahan shaxdan, Gunners ayaa ku leh Alexis Sanchez, Man City ayaa ku yeelatay Sergio Aguero halka Man United ay ku leedahay Antonio Valencia.

EEG SHAXDA:

premier-league-totw-281116_tf6vxm0dmbqy1sh3xli23ho4a

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close