Day: November 28, 2016
-
Italy
SERIE A: INT VS FIO 4-2…Pioli oo guushii ugu horreeysey Inter gaarsiiyay + Sawirro
(Milano) 28 Nof 2016 – Kooxda Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa kusoo noqotay jidkii guulaha kaddib markii ay 3…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Inter Milan vs Fiorentina 4-2 (Icardi oo Inter soo nooleeyay)
INTER (4-2-3-1): Handanovic; D’Ambrosio, Ranocchia, Miranda, Ansaldi; Brozovic, Kondogbia; Candreva, Banega, Perisic; Icardi. Kaydka: Carrizo, Andreolli, Melo, Joao Mario, Jovetic,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: SSC Napoli vs Sassuolo 1-1 (Napoli oo la niyad jebiyay)
Napoli: Reina; Hysaj, Chiriches, Koulibaly, Strinic; Allan, Jorginho, Hamsik; Callejon, Gabbiadini, Insigne Napoli bench: Rafael, Sepe, Maggio, Maksimovic, Diawara, Ghoulam,…
Read More » -
Italy
Dani Alves oo Lugta ka jabay kulankii shalay guul darrada la huwiyay kooxdiisa Juventus
(Turin), 28 Nof 2016 –Kooxda Juventus ee Horyaalka Talyaaniga ayaa xaqiijisay in Daafeceeda Dani Alves uu ka jabay lugta, gaar…
Read More » -
England
Inter oo u tafaxaydatay soo xerogalinta Alexis Sanchez
(Milan) 28 Nov 2016 Wararka ka imaanaya talyaaniga ayaa sheegaya in kooxda Inter Milan ay aad u doonayso laacibka kooxda Arsenal…
Read More » -
Spain
“Cristiano Ronaldo Ballon d’Or.”. Taageerayaasha Real Madrid ayaa sidaa ku heysayay kulankii dhawaa ee ka dhacay Bernabeu
(Madrid) 28 Nof 2016. Taageerayaasha Real Madrid ayaa dhabar istaagay xiddigooda Cristiano Ronaldo iyagoona doonaya inuu sanadkan ku guuleysto abaal…
Read More » -
Wararka
United oo u tafaxaydatay sidii ay ku soo xero galin lahayd Victor Lindelof
(Lisbon) 28 Nof 2016. Manchester United waxa ay Benfica xiriir ku saabsan Victor Lindelof la yeelatay, sida laga soo xiganayo warar…
Read More » -
England
Kooxda ugu xun usbuuca ee Premier League oo la shaaciyey… (Marcus Rashford iyo Jamie Vardy oo hoggaaminaya)
(England) 28 Nof 2016 – Iyadoo la ciyaaray horyaalka Ingiriiska kulamadii 13-aad ayaa shabakadda ciyaaraha ee Goal.com oo u kuur…
Read More » -
Afrika
RASMI: Saha oo ka mid noqday xulka Ivory Coast xilli uu 2-kulan u saftay xulka qaranka Ingiriiska
(England) 28 Nof 2016. Xiddiga garabka kaga duula Crystal Palace ee Wilfried Zaha ayaa si rasmi ah uga mid noqday…
Read More » -
Soomaaliya
Horseed iyo Bariga Dhexe oo galabta ku ballansan garoonka Koonis
(Muqdisho) 28 Nof 2016. Kooxaha Horseed iyo Bariga Dhexe ayaa galabta ku ballansan garoonka Koonis, kullan ka tirsan horyaalka Soomaaliya. Naadiga…
Read More »