Willian oo u adeegsaday guushii Tottenham in uu ku bahdilo Arsenal…Muxuu sameeyey?

Hull City v Chelsea - Premier League

(London) 27 Nof 2016. Laacibka reer Brazil, Willian ayaa xalay durba uga faa’ideystay guushii ay Blues ka gaartay Spurs in uu ku weeraro Arsenal!

Chelsea waxa ay soo gaba gabeeysay hadaladii ahaa ‘Lagama badin Tottenham’, ciyaartii ay Stamford Bridge ku yeesheen.

Kaddib guushaas 2-1 ahayd, William waxa uu beegsaday Istagram-kiisa si uu ugu dabaal dago.

Waxa uu yiri: “London waa buluug!”.

Micnaha waa in London kooxda ugu fiican ay tahay Chelsea oo ay naaneesteedu tahay Buluuga!

a

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close