Taariikhda Dhaawacyada ciyaaryahan Daniel Sturridge ee Liverpool

download

(Liverpool), 27 Nof  2016  –Weeraryahanka kooxda Kubadda Cagta Liverpool ee Waddanka Ingiriiska Daniel Sturridge ayaa dhaawacyo ka bixi la’ tan iyo markii uu ku soo biiray kooxda Juventus sanadkii 2013 iyadoo maantadan la joogana uu dhaawac ku maqan yahay.

Haddaba shabakadda ESPN Sports ayaa sawir ka sameysay taariikhda dhaawacyadii soo gaaray Sturridge iyo muddadii uu garoommada ka maqnaa, kuwaas oo isu geyn noqonaysa 546 maalmood.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close