SHAX CAJIIB AH: Koox laga sameeyay xiddigaha ay dhawaan iska iibisay Real Madrid…(Yay ku qaldaneyd inay iska fasaxdo?)

rea

(Madrid) 26 Nof 2016. Real Madrid ayaa dhawaanahan iska fasaxday xiddigo dhowr ah oo aad muhiim u ahaa iyadoona soo iibsatay kuwa kale oo badan.

Los Blancos ayaa iska fasaxday xiddigo ay ka mid yihiin Gonzalo Higuain oo ay Juventus dhawaan ku iibsatay lacagihii ugu badnaa, Mesut Ozil oo diiq ka noqday Gunners, Di Maria oo lagama maarmaan u  ah PSG, Khedira oo shaqo wacan u qabta Juventus iyo kuwa kale oo badan.

Haddaba kee isleedahay adiga way ku qaldanayd inay Real Madrid iska fasaxdo?.

EEG SHAXDA:

shax

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close