8 Dabaal deg Gooleed ee ugu qurxoon ciyaar gacmeedka FIFA 17

dabpogba-615x381

(World), 26 Nof 2016  –Waxaan idiin soo gudbinaynaa 8 ka mid ah dabaal degyada ugu qurxoon ee ay ciyaartoydu ku damaashaadaan marka ay gool dhaliyaan ciyaar gacmeedka FIFA 17.

1. Dabaal degga Cayayaanka

 photo fifa1_zpsnnbskhj2.gif

2. Push Ups hal gacan ah

 photo fifa2_zpsbhuxsnft.gif

3. Socodka Dirxiga

 photo fifa3_zps4awoxztf.gif

4. Qaabka Gangnam Style

 photo fifa4_zpsqxfcs7jt.gif

5. Dab dance (Madaxa hoos loo dhigayo suxulkana kor loo qaadayo

waxayna u eg tahya sida qof  Hindhisaya)

 photo fifa5_zpszavdfnsx.gif

6. Dabaal deg Waayeeleed Dhabarku cuslaaday

 photo fifa6_zpsuvjvtutg.gif

7. Sida ruux Mooto wada

 photo fifa7_zpssa2jbfvz.gif

8. Bling (Xariif shidan oo jeesteynaya)

 photo fifa8_zpsgeyzsmot.gif
Fuente: youtube.com

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close