Day: November 26, 2016
-
Italy
AC Milan oo caawa ku badisay safkii ugu da’ yaraa muddo 30 sano ah!
(Empoli) 26 Nof 2016 – Manuel Locatelli ayaa sheegay in AC Milan waloow ay da’ yar tahay ay misna tahay…
Read More » -
Italy
SERIE A: EMP VS ACM 1-4…Lapadula oo labaaleeydiisii ugu horreeysay ka dhaliyay Serie A jeer ay Milan kaalinta 2-aad xiratey + Sawirro
(Empoli) 26 Nof 2016 – Gianluca Lapadula ayaa dhaliyay labaaleeydiisii ugu horreeysey ee uu ka dhaliyo Serie A iyp goolkii…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Empoli vs AC Milan 1-4 (Milan oo ku barbaratay Empoli)
Empoli: Skorupski; Veseli, Bellusci, Costa, Pasqual; Krunic, Diousse, Croce; Saponara; Marilungo, Maccarone Kaydka Empoli: Pugliesi, Pelagotti; Zambelli, Dimarco, Barba, Cosic,…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Chelsea oo guul soo laabasho ah ka gaartay Tottenham, hoggaankana u qabatay horyaalka… + SAWIRRO
(London) 26 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay naadiga Tottenham oo marti…
Read More » -
Soomaaliya
Daawo Sawirrada Kullankii dhex maray Gaadiidka iyo Dekedda
(Muqdisho) 26 Nof 2016. Kooxaha Gaadiidka iyo Dekedda ayaa kullan xiiso badan waxa ay ku wada yeesheen garoonka Banaadir, waxaana…
Read More » -
Horyaallada
LA LIGA: Kooxda Real Madrid oo guul ka gaartay Sporting Gijon, xilli labo jeer uu shabaqa soo taabtay Cristiano Ronaldo… + SAWIRRO
(Madrid) 26 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa guul ka gaartay Sporting Gijon oo marti u ahayd…
Read More » -
England
EPL: Liverpool oo guul ka gaartay Sunderland hoggaankana u qabatay horyaalka, xilli Coutinho dhaawac lagu qaaday iyo kulamadii kale… + SAWIRRO
(Liverpool) 26 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul 2-0 ka gaartay Sunderland oo marti u ahayd kulan…
Read More » -
Spain
SHAX CAJIIB AH: Koox laga sameeyay xiddigaha ay dhawaan iska iibisay Real Madrid…(Yay ku qaldaneyd inay iska fasaxdo?)
(Madrid) 26 Nof 2016. Real Madrid ayaa dhawaanahan iska fasaxday xiddigo dhowr ah oo aad muhiim u ahaa iyadoona soo…
Read More » -
Wararka
8 Dabaal deg Gooleed ee ugu qurxoon ciyaar gacmeedka FIFA 17
(World), 26 Nof 2016 –Waxaan idiin soo gudbinaynaa 8 ka mid ah dabaal degyada ugu qurxoon ee ay ciyaartoydu ku…
Read More » -
England
RIKOODHADII laga diiwaan geliyey guushii soo laabashada ahayd oo ay kooxda Man City ka gaartay Burnley
(Burnley) 26 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa guul soo laabasho ah ka gaartay naadiga Burnley oo…
Read More »